George Weah Oo Garoomada Ku Soo Laabtay Isaga Oo 51 Jir Ah ogow sababta

Laacibkii  hore ee kooxaha Ac Milan & PSG haatana ah Madaxweynaha dalka Liberia George Weah ayaa dib ugu soo laabtay garoomada kubada cagta isaga oo jira da,da 51 jir ah

George Weah oo ah African-kii ugu horeeyay uguna dambeeyay ee ku guulaysata abaalmarinta  laaacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or ayaa u cayaaray xulka qarankiisa.

Arintaas ayaa ka yaabisay dad badan isaga oo dhigay taariikh noqdayna madaxweynihii ugu horeeyay ee isaga oo waliba 51 jir ah u cayaara dalkiisa Liberia kulan saaxiibtimo lacaayaray xulka nigeria

Image result for George Weah

Image result for George Weah

Image result for George Weah

Image result for George Weah

 

Image result for George Weah

Image result for George Weah

Image result for George Weah