Goolhayayaasha Shabaqooda Ilaashaday 5-ta Horyaal Ee ugu Waa weyn, Qaarada Yurub

Horyaalada kala duwan ee ugu qaarada yurub ee 5-ta ah ayaa maraya meel aad u xiisa iyo xamaasad leh iyada oo koox walba ku dadaalayso sidii ay sugu dhamaysan lahayd horyaalka kaalma hore.

Dhamaadka horyaalada kala duwan ayaa si aad ah u soo dhawaanaya iyada oo kulamo la tirin karo ka harsan yihiin dhamaadkooda.

Inta badan waxa ay jamaahiirta kubada cagtu si gaar ah ula socdaan gool dhalinta 5-ta horyaal ee ugu waa weyn qaarada yurub

Dhanka kale waxa jira tartan xoogan oo u dhexeeya goolhayayaasha kala duwan ee ka ciyaara 5-ta horyaal ee ugu waa weyn qaarada yurub .

Goolhayayaasha kala duwan ee kooxaha horyaalada qaarada yurun ugu waa weyn ayaa ku dadaalaya sidii ay shabaqooda u ilaashan lahaayeen kulamada ugu badan.

Goolhayaha Liverpool ee Alisson ayaa ah goolhayaha kulamada ugu badan ilaashaday shabaqiisa 5-ta horyaalk ee ugu waaweyn yurub.

Goolhayaha Man City ee Ederson iyo Goolhayaha Kooxda Atletico Madrid ee Oblak ayaa ku xiga oo shabaqooda ilashada kulamada ugu badan.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Goolhayayaasha Shabaqooda ilaashada shanta horyaal:

Premier Leageu:

Alisson: (Liverpool) 16 Kulan

Ederson: (Man City) 13 Kulan

Kepa: (Chelsea) 11 Kulan

Martin Dubravka (Newcastle) 9 Kulan

Hugo Lloris (Tottenham) 9 Kulan

David De Gea (Man United) 7 Kulan.

Serie A:

Samir Handanovic: (Inter Milan) 12 kulan

Salvatore Sirigu (Turin) 11 Kulan

Wojciech Szczesny: (Juventus) 9 kulan

Emil Audero (Sampdoria) 9 Kulan

La Liga:

Jan Oblak (Atletico Madrid) 13 Kulan

Marc-André ter Stegen (Barcelona) 10 Kulan

David Soria (Getafe) 8 Kulan

Fernando Pacheco (Alaves) 8 Kulan

Iago Herrerín (Sevilla) 8 Kulan

Bundesliga:

Péter Gulácsi: (RB Leipzig) 10 Kulan

Yann Sommer (Borussia Mönchengladbach) 10 Kulan

Koen Casteels: (VfL Wolfsburg) 8 Kulan

Manuel Neuer: (Bayern Munich) 7 Kulan

Roman Bürki: (Borussia Dortmund) 7 Kulan

Ligue 1:

Edouard Mendy: (Stade Reims) 11 Kulan

Walter Benítez: (OGC Nizza) 10 Kulan

Ludovic Butelle: (SCO Angers) 10 Kulan

Benjamin Lecomte (HSC Montpellier) 9 Kulan

Mike Maignan: (OSC Lille) 9 Kulan