Goolhaye Saciid Yamani Ayaa umahadceliyay Cid Walbo Garab Istaagtay…

Goolhaye Saciid Yamani Ayaa umahadceliyay Cid Walbo Garab Istaagtay Waqtiguu Uu Ubaahnaa iyo Maamulka Naadiga Mogadishu_City_Club Hadaladiisa Waxaa ka mid ah
Waxay Mahad usugnaatay allah Swt Oo iisuuragaliyay In Maanta La iga Saaro Boolashi ugu Dambeyay

Waxa aan Umahadcelinaa Dhamaan Maamulka kooxda  Mogadishu City Club Oo Ii Muujiyay Inaan Ahay Ciyaariyahan Xuquuq ku Leh Naadiga i Garab Istaagay waxaan ugu Abaal Gudo Magaranaayi

Waxa ay mahad Usug naatay Hospitaalkii Ku guuleystay Qalinkeyga Lana Socoday Xaaladeyda Ma Iloowi Doono Jazeera_Speacialist_HospitalSido kali waxaan u mahad celinaa Ciyaartooyda naadiga iyo taageerayasha oo I garab istaagay Mar walbo aniga adinga ayaa ileh.