Goolhayihii xulka Turkiga Rustu Recber ayaa la xanuunsan Corona Virus.

Goolhayihii xulka Turkiga Rustu Recber ayaa la xanuunsan Corona Virus. Xaaladiisa aad ayay u liidataa Rustu oo 46 sano jir ah ayaa xulka Turkiga u saftay 120 kulan, waxa uu usoo ciyaaray kooxaha Fenerbahje, Besiktas iyo Barcelona Waxuu kamid ahaa ciyaaryahannadii Turkiga soo gaarsiiyay afar dhamaadka koobkii adduunka 2002-da.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com