Goolkii Ronaldo ee PSG Muxuu micno leeyahay?

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay  goolal badan oo  Champions League muxuu micno leeyahiin golashiisa laacibka kooxda Real madrid.

22 goals ayuu dhaliyay 13 kii kulan ee ugu dambeeyay Champions League Cristiano Ronaldo.

Cristiano Ronaldo waa xiddigii labaad ee Champions League taariikhda goolal dhaliya sagaal kulan oo xiriir ah waxaa sidaa horay u sameeyay Ruud van Nistelrooy sanadkii 2003 waana 15 sano ka hor.,waxaana uu ka dhaliyay.

1-Juventus
2-APOEL
3-BVB
4-Spurs
5-Spurs
6-APOEL
7- BVB
8-PSG
9-PSG

Cristiano Ronaldo ayaa gool dhalinayay 60 daqiiqo kasta uu dheelo Champions League sanadkan.

Cristiano Ronaldo waa xiddigii ugu horeeyay ee sideeda kulan ugu horeysa Champions League xilli xilli cayaareedka kulan kasta goolal ka dhaliyay.

8 kulan
12 Gool

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyaay 53 gool uu banaanka kusoo dhaliyay tartanka Champions League waana xiddiga kaliya ee sidaa sameeyay.

Cristiano Ronaldo ayaa u dheelay Real Madrid Champions League

Kulan – 96
Gool- 102

Guud ahaana 427 kulan,waxaana uu u dhaliyay 437 Gool.

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliuay 31 xilli ciyaareedkan.

15 kamid ah waxaa uu dhaliyay 9 kii kukan ee ugu dambeeyay.

Ronaldo ayaa dhaliyay 22 Gool 13 kiisii kulan ugu dambeysay tartamada dhan.

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay 117 Gool oo Champions League ah ma jiro xiddig kale oo 100 xitaa dhaliyay.

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay 20 gool oo madax ah tartanka Champions League, ma jiro xiddig kale oo sidaa sameeyay.

Cristiano Ronaldo ayaa mar kasta gool dhalinayay tan iyo markuu noqday 33 jir.

• 6 kulan
• 11 Gool
• 2 caawin

Intaasi waa ka badanyihiin rikooradiisa tartanka Champion League waxa rikoor u yaala isagaa jabiyay mid cusuba dhigtay.

W\Q: Abdalla Hassan Baliil

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com