Guddoomiyaha G/Banaadir oo maanta furay xafladda qorituurka Tartanka k/koleyga wiilal iyo Gabdho

Guddoomiyaha G/Benaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta furay xafladda qorituurka Tartanka k/koleyga wiilal iyo Gabdho ee Degmooyinka G/Benaadir xafladaas oo ay ka soo qeyb galeen Xoghaya Guud Ee Maamulka G/Benaadir iyo madaxada ka kala socotey Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga , Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ,Xeriirka soomaaliyeed ee K/Koleyga ,Xeriirka soomaaliyeed ee k/gacanta ,Guddiga isboortiga G/Benaadir oo soo agaasimey xafladaas qiimaha badan,
Guddoomiyayaasha degmooyinka iyo gudoomiyayasha Isboortiga Degmooyinka Gobolka Banaadir

Sidoo Kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Shahaada Sharaf gudoonsiiyay Macalimiintii taba barayay Cayortoyda Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 10 people, shoes

No automatic alt text available.

Image may contain: 17 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

 

Image may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com