“Haddii aan Messi u galino funaanadda Atletico waxan ku badineyna 1-0”

Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa qishay in Lionel Messi ahaa kala duwanaansha labada kooxood waxa uuna sheegay in ay 1-0 ku badin lahaayeen haddii uu iyaga la jiri lahaa

Lionel Messi ayaa ugu shubay goolhaye Jan Oblak laad xor ah oo inaba aan caadi ahayn cayaartii axaddii ka dhacay Camp Nou ee ku soo idlaatay 1-0

Goolkaas waxa uu ka caawiyey Catalans in ay iska reebaan Rojiblancos oo kula loolameysay La Liga iyaga oo hadda faqriga dhibcaha u dhexeeya ka dhigay sideed dhibcood

Image may contain: 1 person, text

Simeone waxa uu yiri kulanka kaddib: “Haddii soo qabato Messi oo aad u galiso maaliyadda Atletico, waxaan kulanka ku badineynaa 1-0”

Image result for messi and diego simeone

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com