Hordhaca: Athletic Bilbao iyo Barcelona-oo aan wax guul ah gaarin labadii kulan ee ugu Dambeyey

Kooxda kubada cagta ee  Barcelona oo aan wax guul ah gaarin labdii kulan ee ugu dambeyey ee ay soo ciyaarto ayaa  wajihi doontaa naadiga Athletic Bilbao 

Naadiga Barcelona ayaa labo bar baro ah la soo gashay kooxaha Velencia iyo Real madriid kulamo ka kala tirsan horyaalka iyo koobka boqorka dalka Spain waxa ayna ku haminayaan in ay dib ugu soo laabtaan wadada guusha .

Kooxda Ateltico ayaa guul ku gaareysay garoonkeeda lixdii kulan ee ugu dambeyey waxaa dhici karta in markale  uu hiiliyo garoonkeeda ee  new San Mames  xiddiga  mess oo ah shaqsiga ugu halista badan Barcelona oo shaki weyn laga qabo inuu seego kulanka caawa

Kulanka : Athletic Bilbao vs Barcelona

Goorta : 10:45 oo Habeenimo

Garoonka : new San Mames

Garsoorka : Del Cerro Grande, Carlos