Hordhaca: Banaadir_Sports_Club vs Saxafi Hotel -semi final Tartanka janaraal Da’uud

Kooxaha Banadir Sports Club iyo Saxafi Fc ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir Stadium cayaar qeyb ka ah tartanka General Daa’uud wareega afar dhamaadka.

Labadan kooxod midkii soo badiya wuxuu finaalka la ciyaari doona kooxda Horseed oo maalintii shaleyn ka soo adkaatay Dekedda.

Banaadir sports Club kulankii ugu dambeeyay waxey la dheeshay naadiga raadsan Cayaar ku dhamaatay 1-1 balse rigoore yaal waxaa kusoo gudubtay BSC

Saxafi Dhinaceeda Kulankii ugu dambeeyay waxey la dheeshay Kooxda Heegan cayaar ku dhanaatay 2-2 waxaase rigooreyaal kusoo baxay kooxda Saxafi Hotel

Kooxaha: Banaadir_Sports_Club vs Saxafi Hotel
Tantanka: janaraal da uud
Garoonka: Koonis stadium
Taarikhda: 15-10-2018
Maalinta: Isniin
Saacada: 3:00 galabnimo