Hordhaca: Barcelona Vs Borussia Dortmund-Blaugrana oo raadinaysa in ay iska xaadiriso wareega 16-ka

Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Borussia Dortmund kulan ka tirsan kulankii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxda Barcelona oo raadinaysa in ay iska xaadiriso wareega 16-ka ayaa kulanka u soo galaysa iyaga oo ay ka go,antahay in ay guul ka gaadho kulanka wax walba oo ay ku qaadato.

Sidoo kale kooxda Borussia Dortmund oo dhankeeda u dagaalamaysa sidii ay ugu soo bixi lahayd ayaa kulanka u soo galaysa in ay ka yaabsato kooxda Barcelona.

Hordhaca: Barcelona Vs Borussia Dortmund

Saacada: 11:00 Habeenimo

Garoonka: Camp Nou

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com