Hordhaca: Barcelona Vs Eibar -Barca Oo Ka Awood Badan aEibr

Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa marti galin doonta naadiga Eibar kulan ka tirsan horyaalka La Liga kulan ka dhici doona Garoonka Camp Nou.

Kooxd Barcelona ayaa isha ku haysa in ay sii haysato dhibcaha ay ka horayso kooxaha ugu soo dhaw guulna ku xirto qaybta hore ee horyaalka la liga.

Sidoo kale kooxda Eibar oo 3 dhibcood oo kaliya u jirta kaalmaha looga haro horyaalka La Liga ayaa doonaysa in ay u dagaalanto ka fogaanta boosk hoos.

Kulanka: Barcelona Vs Eibar

Tartanka: La Liga

Saacda: 8:30 Fiidnimo

Garoonka: Camp Nou.