Hordhaca: Chelsea Vs Crystal Palace-Chelsea ayaa badisay 6 ka mid ah 8-dii kulan ee ugu dambeeyay ee ay premier League

Kooxda chelsea ayaa marti galin doonta naadiga Crystal Palace kulan ka tirsan  horyaalka premier League kulan ka oo ka dhici doona Stamford Bridge.

Naadiga Blues ayaa kulanka soo galaysa in ay sii wado tartanka ay ugu jirto in ay sii haysato kaalmaha ugu sareeya ee horyaalka premier League.

Sidoo kale Crystal Palace ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay joojiyaan guulaha xidhiidhka ah ee horyaalak premier League.

Kooxaha: Chelsea Vs Crystal Palace

Saacada: 03:30 Galabnimo

Garoonka: Stamford Bridge.