Hordhaca: Crystal Palace Vs Man City -City Oo Doonaysa In Ay Ku Soo Laabato Wadada Guulaha

Kooxda Man City ayaa marti u noqon doonta naadiga Crystal Palace kulan ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona garoonka Selhurst Park.

Kooxda Man City ayaa kulanka u soo galaysa iyada oo doonaysa in ay ku soo laabto wadada guulaha kadib markii ay guuldaro kala kulantay Wolves ka hor kulanka xulalka.

Sidoo kale kooxda Crystal Palace ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo guul gaadhay kulankoodii ugu dambeeyay iyaga oo garaacay kooxda West Ham.

Hordhaca: Crystal Palace Vs Man City

Garoonka: Selhurst Park

Saacada: 7:30 Fiidnimo