Hordhaca: Fiorentina vs Inter milan kulan ka tirsan horyaalka Serie-A

waxaa caawa kulan ka tirsan horyaalka dalka talyaaniga ee Serie-A dhaxmari doonaa kooxaha Inter milan iyo Fiorentina kulan kaas oo ka dhici doona garoonka Fiorentina ee Stadio Artemio Franchi.
Sidoo kale kooxda Fiorentina waxay u dagaalami doonta booska Europ league.

Dhinaca kale kooxda inter milan ayaa iyada isha ku hayso guul ay ka gaaroto kooxda fiorentina

kooxaha: Fiorentina vs Inter milan
Garoonka:Stadio Artemio Franchi
Saacada: 22:30 geeska afrika