Hordhaca: Getafe vs Barcelona- Blaugrana Oo Doonaysa Sii Wadashada Guulaha

Naadiga Barcelona ayaa marti u noqon doonta kooxda Getafe kulan ka tirsan horyaalka La Liga kulanka oo ka dhici doona garoonka Coliseum Alfonso Perez.

Kooxda macalin Valverde ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay ka faa,iidystaan kooxaha Atletico Madid iyo Sevilla oo isla ciyaaraya siina dheeraystaan hogaanka horyaalka ee La Liga .

Kulanka: Getafe vs Barcelona

Tartanka: La Liga

Saacad: 10:45 Habeenimo

Garoonka: Coliseum Alfonso Perez