Hordhaca: Juventus Vs Atletico Madrid- Cristiano Ronaldo Oo Rikoor Liita Ku Leh Atletico Madrid

Kooxda kubada cagta ee Juventus ayaa marti galin doonta Naadiga Atletico Madrid kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka tartanka champions League.

Kooxda Juventus ayaa Kulanka soo galaysa iyada oo u baahan guul 2-0 ah si ay bar-baro u gasho kulanka iyo natiijo intaas ka badan oo aan gool laga dhalin si ay toos ugu soo baxdo.

Weeraryahanka Cristaino Ronaldo ayaa khatar ugu jira in uu tartanka wareega 16-ka kaga haro kadib muddo dheer oo uu wareegyada ugu dambeeya gaari jiraay.

Kooxaha: Juventus Vs Atletico Madrid

Tartanka: Champions League

Saacada: 11:00 Habeenimo

Garoonka: ​Juventus Stadium