Hordhaca: kulanka Mogadishu_Cc VS Midnimo_Fc kulan ka tirsan horyaalka Somali premier league

Waxaa maanta la ciyaaro kulan ka tirsan horyaalka Somali premier league Kulanka oo ka Mid ah kulamadii 11-aad Ee horyaalka Waana Wareega 2-aad ayaa dhaxmari doonaa Naadiyada Kala Ah Mogadishu Cc vs Midnimo Fc

Mogadisho City Club hore waxey usoo Ciyaartay 10 kulan waxeyn heshay 17 dhibcood

Taasoo ka dhigan iney badisay 5 kulan 2 bareejo iyo 3 guul daro.

Kooxaha: Mogadisho City Club Vs Midnimo Football Club

Tartanka: Somali Premier league

Maanta: Arbaco

Saacada: 3:30 Galabnim

Garoonka Benadir Stadium