Hordhaca: kulanka u dhaxeeya Kooxaha Banaadir SC iyo Gaadiidka

Waxaa galabta lacayaaridoonaa kulanka 39-aad ee  Horyaalka Somali Premier League Xilli  cayaareedkan waxoo Kadhici doonaa galabta Garoonka Banaadir ee Degmada cabdicasiis ee Gobalka Banaadir waxaana iska hor imaanaya labada kooxood ee kala ah Banaadir SC iyo  Gaadiidka

Kooxda Banaadir SC waxeey leedahay 11-dhibcood dhanka Kale kooxda Gaadiidka Waxeey leedahay 3-dhibcood

Kulanka
Tartanka: – Somali Premier League 2017/2018
Kulanka 39-aad:-
Kooxaha Banaadir SC VS Gaadiidka
Tariikhda:-15/03/2018
Maalinta:- KHAMIIS
Saacada:-3:30pm
Garoonka:-Banaadir Stadium

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com