Hordhaca: kulanka Xiisaha Leh Arsenal vs Stoke City – Wenger Oo Guul U Baahan

Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa isku dayi doonta inay hesho guushii ay ugu soo dhawanayso afarta sarre ee Horyaalka Premier League marka ay ku marti galineyso Emirates Stadium kooxda Stoke City galabta.

Dhinaca kale Gunners ayaa  qaab cayaareed cajiib ah kujirtay  kulamadii lasoo dhaafay, Naadiga Arsenal waxa ay u muuqdaan kuwo markale seegi kara afarta sarre ee Premier League.

SAFAFKA MACQUULKA AH

Arsenal:Cech; Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal; Xhaka, Ramsey; Mkhitaryan, Ozil, Iwobi; Aubameyang

Stoke City:Butland; Johnson, Shawcross, Zouma, Pieters; Fletcher, Ndiaye; Shaqiri, Allen, Sobhi; Crouch

GAROONKA:  Emirates Stadium

SAACADA: 3:30 PM

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com