Hordhaca: Liverpool vs Napoli-Reds ayaa garaacday Napoli labadii kulan ee tartamada yurub ee ay ku ciyaartay Anfield i

Kooxda Liverpool ayaa marti galin doonta kooxda Napoli kulan adag oo ka dhici doona garoonka Anfield kana tirsan kulamadii 5-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League.

Kooxda Liverpool ayaa isha ku haysa in ay gaadho guul ka caawisa in ay iska xaadiriso wareega xiga ee tartanka waliba sii wado difaacashada tartanka champins League.

Sidoo kale kooxda Napoli oo tartanka champions League kaga hadhay lugta Liverpool xilli ciyaareedkii hore waliba kulan ka dhacay Anfield xilli ciyaareedkii hore ayaa doonaysa in ay ka aar- gudato liverpool.

Hordhaca: Liverpool Vs Napoli

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 11:00 Habeenimo

Garoonka: Anfield

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com