Hordhaca: Man City Vs Arsenal Kulanka Adag ee Lafa Jabiska Ah

Kooxda Man City ayaa isha ku haysa in ay ka soo laabato guuldaradii lama filaanka ahayd ee ka soo gaartay Naadiga Newcastle Man City ayaa sidoo kale isha ku haysa guushoodii 5-aad 6-dii kulan ee ugu dambeeyay ee horyaalka premier League.

Sidoo  kale Arsenal ayaa doonaysa in ay gaarto guusheeedii 4-aad, 5-tii kulan ee ugu dambaysay ee ay ku ciyaaraan

Kulanka: Man City Vs Arsenal

Tartanka: Premier League

Saacada: 7:30 Fiidnimo

garoonka: Etihad. Stadium