Hordhaca: Mugadisho City Club iyo Jeenyo – Wax walba aad ugu bahaantay kulanka adag

Kooxda Mugadisho City Club Kulankeeda ugu horeeyo dheeli doonto maanta oo jimcaha ah ayadoo la dheeli doonto kooxda ay sida weyn u xifaaltamaan ee Jeenyo

Kulanka labada kooxod wuxuu ahaa sanadihii ugu dambeeyay midka ugu xiisaha badan Horyaalka dalka somali premier leage

Waxeyna ka wada dhisanyihiin labadan kooxod degmada warta nabada

Mugadisho City Club ( Ex Banaadir Sports Club) Sanadkii ugu dambeeyay horyaalka waxey ku dhameysatay kaalinta 2 ee horyaalka somali premier leage
Halka Llpp jeenyo ay ku dhameysatay kaalimaha dhexe ee horyaalka somali premier leage

Labada kooxod waxey isha ku wada hayaan iney guuleystaan kulankooda ugu horeeyo ee horyaalka.

Kooxaha: Mugadisho City Club vs Jeenyo
Tartanka: Somali premier leage
Saacada: 3:30
Garoonka: koonis