Hordhaca: Rennes vs Arsenal kulan katirsan wareega 16-ka ee tartanka Europe league

kooxda Arsenal ayaa booqan doonta naadiga dalka Farance ee Rennes kulan katirsan lugta koowaad ee wareega 16-ka ee tartanka Europe league .

Kooxd Rennes ayaa qaadatay todobaad nasiino ah si ay waqtigooda oo idil isagu geeyaan sidii ay uga badin lahaayeen Arsrnal .

Arsenal ayaa dooneysa in ay meel wanaagsan ka garaan tartankan iyada oo sitaas tahay kooxa kale oo magac weyn ay qeeb kayihiin ayaa ku jira , Tottenham ayey bareejo la soo dhaafi waayeen balse kulan waxa ay soo galayaan iyaga oo u baahan guul .

Kulanka : Rennes VS Arsenal 

Garoonka : Roazhon Park

Saacada : 8:55 oo habeenimo

Garsooraha: Ivan Kruzliak (Slovakia)