Hordhaca: West Ham vs Arsenal- Oo Aan Garoonka West Ham Guuldaro Kala Kulmin

Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa booqaneysa naadiga West Ham kulan katirsan horyaalka Premier League Asbuucan.

Horyaalka premier league ayaa dib loo bilabayaa kaddib asbuuc uu hakad galay markii la cayaarayay koobka FA Cup.

Tartanka: Premier League

Saacada: 03:30 pm ( SGA )

Garsooraha: Jon Moss

Garoonka: London Stadium

Xaqiiqooyinka  labada Kooxood

.Mesut Ozil, Laurent Kosciely iyo Hector Bellerin ayaa kamida lix xiddig oo kooxda Arsenal heli karto kaddib dhaawacyo ay qabeen.

Shkodran Mustafi iyo Nacho Monreal ayaa sido kale taama inkastoo doodi ay ku jirto

Samir Nasri ayaa  cayaaraya  horyaalka Premier League tan iyo bishii August 2016, kaddib markii uu kulankii ugu horreeyay u saftay West Ham koobka FA Cup todobaadkii tagay.

Marko Arnautovic ayaa kamid ahayn- cayaarta uu shaki ku jiraa iyadoo la wariniyo inuu doonayo u dhaqaaqaista horyaalka China.

Tartanka: Premier League

kooxaha: West Ham v Arsenal

Saacada: 03:30 pm ( SGA )

Garsooraha: Jon Moss

Garoonka: London Stadium

Shaxda Macquulkaa: