Hordhaca: Wolverhampton Wanderers Vs Liverpool-Tartanka Koobka FA Cup-ka

Kooxda kubada cagta ee Liverpool ayaa marti u noqon doonta Naadiga Wolves kulan ka tirsan tartanka FA Cup-ka kaas ka dhici doona garoonka Molineux Stadium.

Naadiga Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kadib markii la kulmeen guuldaradii ugu horaysay ee horyaalka premier League.

Tababare Jurgen Klopp ayaa la filayaa in uu is badalo ku sameeyo shaxdiisa si uu xiddigaha muhiimka ah ugu nasiyo kulanka sabtida dambe

Kulanka: Wolverhampton Wanderers Vs Liverpool

Tartanka: FA Cup-ka

Saacada : 10:46 Habeenimo

Garoonka: Molineux Stadium