Hordhaca:Arsenal VS Rennes-Wax walba aad ugu bahan tahay Xogta kulanka

 Kooxda  kubada cagta ee Arsenal oo guul daro 3-1 kala soo kulantay naadiga Rennes kulankii lugtii koowaad ee Wareega 16-ka  markan ayey garoonkeeda ku soo dhaweneysa kooxda dalka  farnce ee Rennes kulanka lugta labaad  .Arsenal aya si dar dar leh ku soo gali doonta garoonka madaama ay guul muhiim ah ka soo gareen kooxda Manchester United iyada oo xusid mudantahay in Arsenal ay joogto garoonkeeda .

Rennes oo aan aheyn koox sahlan marka la fiiriyo qaab ciyareedkooda ayaa dhankooda ku rajo weyn in kulankan la yimadaan waji kale  madama kulankii lugtii hore ay ku soo adkaadeen 3-1 .

Kulanka : Arsenal VS Rennes (Europa League)

Garoonka : Emirates Stadium

Saacada oorta : 11:00 oo habeenimo

Garsooraha : Andris Treimanis (Latvia)