Hordhaca:Barcelona Vs Getafe- Barca ayaa guuldaro la’aan ah 14 kulan oo ay Getafe ku marti galisay garoonkeeda Camp Nou

Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Getafe kulan ka tirsan horyaalka La Liga kulan ka dhici doona garoonka Camp Nou.

Kooxda Barcelona ayaa kulanka u soo galaya sidii ay u sii wadi lahaayeen gulaha horyaalka La Liga kadib guushii ay ka gaadheen Real Betis todobaadkii hore.

Sidoo kale kooxda Getafe ayaa isha ku haya in ay garaacaan Barcelona kana yaabsadaan Barcelona oo joogta garoonkeeda Dushana u saaraan guul kale.

Barcelona ayaa guuldaro la’aan ah 14 kulan oo ay Getafe ku marti galisay garoonkeeda Camp Nou horuaalka La Liga iyaga oo shabaqa ka ilaashaday 4-tii kulan ee ugu dambeeyay.

Hordhaca: Barcelona Vs Getafe

Saacada: 6:00

Garoonka Camp Nou.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com