Hordhaca:Chelsea Vs Nottingham Forest – Blues-Ka oo Difaacanaysa koobka FA Cup-ka

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa dheeli doonta kulan ka tirsan kooka FA Cup -ka oo ay hore ugu guulaystay xilli cayaareedkii hore waxayna marti galin doonto Naadiga Nottingham Forest kulan kaas oo ka dhici doona garoonka Stamford Bridge.

kooxda Blues ayaa doonaysa dhanka kale in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii ay bar-baro la gashay naadiga Southampton.

Sidoo kale Naadiga Nottingham Forest ayaa doonaysa in ay iyadana tartanka ka reebaan kooxda chelsea oo difaacanaysa tartanka FA Cup

Kulanka: Chelsea Vs Nottingham Forest

Tartanka: FA Cup
Saacada: 6:00 Galabnimo

Garoonka: Stamford Bridge