Hordhaca:Huddersfield Town Vs Arsena – Gunners ayaa isha ku haysa in ay ku soo laabato wadada…

Kooxda Arsenal ayaa aadi doonta garoonka naadiga Huddersfield iyada oo maanka ku heysa in ay tartan ugu jirto booska afaraad oo ay hadda hayso kooxda isku magaalada yihiin ee Chelsea taa oo ay jirtana in Manchester united  ayaa cadaadis weyn ay ku heyso labadooda .

Arsenal ayaa guul soo gartay kulankii dhawaa ee horyaalka balse hadda waxa ay fadhisaa booska lixaad liiska kala horeenta ee  horyaalka premier league .

Kulanka : Huddersfield vs Arsenal 
Saacada : 6:00
Garoonka : John Smith’s Stadium 
Garsoorka : Jon Moss