Hordhaca:Man United vs Liverpool- United lagama badin 6-dii kullan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaareen Liverpool iyaga oo jooga ..

Kooxda Man United ayaa marti gilineysa Liverpool oo hataan hogaanka haysa xilli xiddigaha Ole Gunner ay ku jiraan booska 14-aad , waxaana la filaaya in goolhaye De Gea uusan ciyaarin kulankaas maadaama u dhaawacmay waxaan arintaas la qaba Pogba

Aaron Wan-Bissaka, Anthony Martial iyo Luke Shaw waxa ay marayaan tijaabo caafimaad halka Jesse Lingard, Phil Jones, Diogo Dalot iyo Mason Greenwood uu ku jiro shaki.

Sidoo kale Liverpool Joel Matip oo labadii kullan ee ugu dambeeyay dhaawac la maqnaa waxa uu diyaar u yahay in uu safto kulankaas halka Mohamed Salah-na loo badinayo in uu kulankaas ciyaarayo .

Hordhaca: Man United vs Liverpool

Garoonka: Old Trafford

Saacadda: 6:30 

Garsoore: Martin Atkinson