Hordhaca:Paris Saint-Germain vs Manchester United- Oo Doonaysa In Ay Caawa mucjiso sameyso

Kooxda kubada cagta ee Man United ayaa marti u noqon doonta naadiga Paris Saint-Germain Kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka tartanka champions League.

Man United ayaa kulanka soo galaysa iyada oo ay ka maqan yihiin 10 Laacib sidoo kale lugtii hore la kulantay guuldaro 2-0 ah 

Kooxda PSG ayaa dhankeeda doonaysa in ay dhamaystirto shaqadii ay bilowday Lugtii hore iskana xaadiriso 8 dhamaadka tartanka champions league.

Kulanka: Paris Saint-Germain Vs Man United

Tartanka: Champions League

Saacada: 11:00 Habeenimo

Garoonka: Parc des Princes