Hordhaca:Real Betis Vs Real Madrid: Los Blancos Oo Raadinaysa Guusheedii Ugu Horaysay

Kooxda kubada cagta ee  Real Madrid ayaa si adag ku bilaabatay sanadka kadib markii ay bar-baro ay kala kulmineen Naadiga Villarreal iyo guuldaro Real Sociedad

Kooxda Los Blancos oo haatan 10 dhibcood ka dambaysa kooxda hogaanka u hasa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa isha ku haysa in ay ku soo laabato guulaha looga bartay 

Sidoo  kale kooxda Real Betis oo boos fican kaga jirta kala saraynta horyaalkaLa Liga ayaa doonaysa in ay  Kooxda Real Madrid mar kalena guuldaro bido sanadkan cusub 

Kulanka: Real Betis vs Real Madrid

Tartanka: La Liga

Saacada: 10:45 Habeenimo

Garoonka: Estadio Benito Villamarin