Hordhaca:Real Madrid vs Real Sociedad- real madrid Oo Ka xoog Weyn Real Sociedad

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa la cayaari doonta Naadiga Real Sociedad kulan ka tirsan horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Estadio Santiago Bernabeu.

Kooxda Los Blancos ayaa kulanka soo gali doonta iyada oo isha ku haysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii ay bar-baro la gashay naadiga Villarreal.

Macalin Solari ayaa doonaya in ay guul gaaran kulanka si ay ugu dhawaadan kooxaha kaalinta 2-aad iyo kaalinta 3-aad oo iyagu isla ciyaaraya caawa

Kulanka: Real Madrid vs Real Sociedad

Tartanka: La Liga

Saacad: 8:30 Habeenimo

Garoonka: Santiago Bernabeu