Hordhaca:Swansea vs Man City -Pep afar dhamaadka FA Cup-ka Rajeenaya

Kooxda Man City ayaa marti u noqon doonta  naadiga championship-ka ee Swansea City kulan ka tirsan 8 dhamaadka tartanka FA Cup-ka.

Man City  ayaa doonaysa in ay sii wado dagaalka tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan iyaga kulanka u soo galaya sidii ay isaga xaadirin lahaayeen Semi-finalka.

Sidoo kale Swansea City ayaa kulanka u soo galaysa in ay guul ka gaarto  kooxda Pep Guardiola tartankana ka reebto.

Kulanka: Swansea City Vs Man City

Tartanka: FA Cup

Saacada: 8:20 Fiidnimo

Garoonka: Liberty Stadium