Horudhac: Celta Vigo vs Barcelona… (Blaugrana oo Kooxda Los Blancos kala wareegi karta hoggaanka horyaalka La Liga)

Kooxda Barcelona ayaa isku deyi doonta inay dib ugala wareegaan Real Madrid hoggaanka horyaalka La Liga marka ay sii wadaan ciyaaristooda xilli ciyaareedkooda 2019-20 ee ay ku wajahayaan Celta Vigo Maqribnimada maanta oo Sabti ah.

Kooxda xafidanaysa horyaalka Spain ayaa ka hooseysa Real Madrid oo ku jirta kaalinta koowaad ee horyaalka La Liga, laakiin waxa ay si aad ah u jeclaan doonaan fursadda ay dib ugu laaban karaan hoggaanka horyaalka marka ay maanta u safraan Magaalada Vigo.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: Spain – La Liga

Taariikhda: Sabti 27 Juun 2020

Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 6:00 Maqribnimo xilliga geeska Afrika.

Garoonka: Abanca Balaidos

Garsooraha: Guillermo Cuadra (Spain)

Wararka Kooxaha:-

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com