Imisa isbuuc ayuu ku soo laaban donaa Neymar Wax ka ogow

Xiddiga Neymar ayaa ku soo laaban doono labo illaa seddex isbuuc Ka dib sida uu sheegay macalin  Emery ayaa sidaas xaqiijiyay

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Paris Saint-Germain ayaa aaminsan in xiddiga xulka  Brazil inuu dhawaan diyaar u yahay inuu ku soo laabto kooxdiisa   Paris Saint

Neymar wuxuu ku laaban doonaa Paris muddo ku siman labo illaa seddex isbuuc, sida uu sheegay macalinka Unai Emery kooxda ka dhisan dalka france ee Paris Saint- -Germain

 

Image result for neymar injury

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com