Inter Milan oo guul muhiim ah ka gaaraty & mauro Icardi oo 4 Gool dhaliyey

Kooxda Kubada cagta Inter Milan ayaa Guul ka gaartay cayaartii ay  ladheeleen kooxda Sampdoria iyaga oo ku badiyey 5-0.

Afar ka mid ah Goolashaas waxaa dhaliyey weeraryahanka xulka Argentina ee Mauro Icardi kaas oo 14 daqiiqo Gudahood ku dhaliyey Sadexleey waxaana uu u dabaal degay Goolkii 100 aad ee uu u dhaliyo kooxda Inter Milan.

Mauro Icardi  ayaa dhaliyey Goolashiisii koowaad tan iyo 5 tii bishii Janaayo 2018 waxaana uu ka soo laabtay dhaawac hadana Kaalinta labaad ayuu ka soo galay Gool dhalinta Horyaalka talyaaniga isaga oo leh 22 Gool.

Related image

Related image

Image result for Mauro Icardi gol sampdoria

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com