Inter Milan Oo Guuldaro Ku Bilaabatay Horyaalka Serie A-da Ogow wax walba

kooxda kubada cagta ee Inter Milan kulankoodii ugu horeeyay ee horyaalka Serie A-da ayaa kulan xiiso leh oo ay lacayaartay Kooxda Sassuolo ayaa guuldaro ka soo gaartay Naadiga Inter Milan .

kooxda Sassuolo oo la joogay garoonkeeda ayaa si qurux badan u cayaaraysay iyada oo qaadaysay weerar iyo daafac isku dheelitiran.

Inter Milan oo iyadu maamulaysay cayaarta ayaa ku dhibaatootay in ay soo taabato shabaqa inkasta oo ay sameeyeen weeraro goolal laga dhalin karo.

Kooxda garoonkeeda lagu cayaarayay ee Sssuolo ayaa daqiiqadii 27-aad heshay goolka 1-aad ee cayaarta kadib in badan oo ay raadisay Jasmin Kurtic ayaa hogaanka u dhiibay kadib markii rikoodhe loo dhigay

Waxa sidaas ku dhamaatay cayaarta oo ay kooxda Sassuolo Inter Milan dusha u saartay guuldaradii ugu horaysay ee horyaalka Serie A-da xilli cayaareedka cusub

Image result for Inter Milan vs Sassuolo

 

 

Image result for Inter Milan vs Sassuolo

Related image

Image result for Inter Milan vs Sassuolo