Inter Milan Oo la Saxiixatay daafaca Cedric Soares

Kooxda Inter Milan ayaa lasaxiixatay Xiddiga daafaca Southampton ee Cedric Soares kaas oo qaab amaah ah oo uu Naadigiisa kusii joogayo tan iyo xilli ciyaareedkan dhammadka ah .

Daafaca Cedric Soares ayaa kusugnaa Southampton, markaas oo ay Porto kaga soo iibsatay 7-malyan oo Euro.

Xiddiga 27-jirkan ayaa xilli ciyaareedkan Saints u saftay 22-kulan isga oo u saxiixay hal gool iyo 2-caawin.

Cedric ayaa lagu yaqaanna bandhigiisa wacan isaga oo si wacan uga qayb qaata weerarka iyo daafaca.

Inter ayaana u aragta baddalka Sime Vrsaljko, kaas oo ladaalaa dhacaya dhaawacyo hareeyay, iyada oo ay macquul tahay in uu ku laabto kooxda Atletico Madrid.

Image result for Cedric Soares inter milan

Image result for Cedric Soares inter milan