Isku aadka wareegga sideed dhamaadka dhmaadka ee UEFA Europa League la soo saaray

Waxaa  la soo saaray isku aadka wareegga siddeed dhammaadka Europa League, kaddib munaasabad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland.

Kooxda Arsenal ayaa ku beegan tay  naadiga Napoli ee dalka Talyaaniga, waxaana kooxda dalka England ay kulanka hore ku soo ciyaari doontaa dalka Italy.

Kooxaha  dalka  Spain ee Villarreal iyo Valencia ayaa iyaguna isku dhacay, halka kooxda Benfica ay soo dhoweyn doonto lugta hore  kooxda Frankfurt.

 kooxda Chelsea ayaa nasiib u yeelatay inay ku aaddo naadiga yar ee Slavia Prague, iyadoo kooxda dalka England ay lugta hore marti noqon doonto.

Hadaba halka hoosa ka eeg  Isku aadka UEFA Europa League: