Jadwalka Horyaalka Somaliya Oo Dhameystiran lasoo saaray iyo Maalinta Furitaanka

Jadwalka Horyaalak Somaliya Oo Dhameystiran Waxa Uuna Furmaya Sida Hore Loo Cilaamiyey Maalinta Khamiista 7.02.2019 Kulanka Furitaanka Waa Difaacadayaasha Horyaalka Dakada Iyo Gaadiidka

Waxaana Wajiga Koobaad Horyaalka La Soo Gabgabeynayaa 10.04.2019 Maalinkaas Waxaa Wajiga Koobaad Horyaalka Soo Xirya Kooxaha Elman Iyo Midnimo

No photo description available.