Jamie Carragher Oo Man City Ku Taageeray In Ay Ku Guulaysato…

Jamie Carragher ayaa ku kalsoon in ay Man City ugu dambayn ku guulaysan doonta champions League waliba isku qori doonto taariikhda marka ay xilli ciyaareedkan ku guulaystaan 3 koob marka dib loo bilaabo tartamada kadib markii Xanuunka Korona loo joojiyay Xitaa hadii Man City lagu beego kooxaha Barcelona iyo PSG xita Bayern Munich Waxa aan rumaysanahay in ay Man City garaacayso.

Waana sababta wax walba oo dhaca dhamaadka tartanka Man City u tahay kooxda ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka champions League 2019/20.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com