Jose Mourinho ayaa Soo Xushay Shaxda 11-ka xiddig ee ugu fiicnaa uu macalin u noqday

Macalinka kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd ee uu macalin u noqday, inta uu ku jiray xirfadiisa ciyaareed, inta badan kooxaha uu soo tababbaray.

Macalinka dalka Portugal ee Jose Mourinho ayaa wax ciyaaryahan ah ka dooqan kooxda uu hadda tababaraha ka yahay ee Tottenham Hotspur, halka inta ugu badan ciyaartoydu uu ka soo xushay Chelsea, ha ahaato labadii xilli kala duwanaa ee uu soo maamulay.

Mourinho ayaa wuxuu xirfadiisa tababarka ka soo bilaabay Sporting Lisbon, kaddib wuxuu u wareegay Porto, Chelsea, Inter Milan, Real Madrid, Manchester United, iyo hadda uu joogo Tottenham Hotspur.

 Shaxda 11-ka ciyaaryahan ugu wanaagsan uu macalin u noqday Jose Mourinh ayaa kala ah:

Goolhaayaha: Petr Cech (Chelsea)

Daafacyada: Javier Zanetti (Inter Milan), John Terry (Chelsea), Ricardo Carvalho (Chelsea – Real Madrid)

Khadka Dhexe: Claude Makelele (Chelsea), Mesut Ozil (Real Madrid) Frank Frank Lampard (Chelsea)

Weerarka: Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Eden Hazard (Chelsea), Didier Drogba (Chelsea).

Mourinho reveals his all-time XI of players he has managed ...

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com