Jose Mourinho Oo Ku Amray Maamulka Man Utd In Lasoo iibiyo Xiddig Kale Oo Arsenal Ah

Jose Mourinho ayaa dhawaan Arsenal kala soo wareegay Alexis Sanchez oo jeebka loogu shubo mushaarkii ugu qaalisanaa ebid Manchester United balse ilaa iminka aan waxba u qaban

Image result for jose mourinho and sanchez

Yeelkeede, macallinka reer Portugal ayaa la warinayaa inuu iminka ku wargaliyay Red Devils inay markale ku laabtaan Gunners iyagoo kala soo saxiixanaya Aaron Ramsey, sida ay warineyso DialyStar

 

Tababarihii hore ee Chelsea ayaa doonaya inuu ka faa’iideysto khilaafka ka taagan heshiis kordhinta Ramsey kaa oo ay hal sano uga harsan tahay qandaraaska uu ku joogo Emirates Stadium

Aaron Ramsey

 

Man United ayaa xiddigaha mushaarka badan ka qaata ee Sanchez iyo Pogba ka heli waysay wixii ay ka fileysay iyadoona iminka xal u aragta Ramsey

Laakiin, Chelsea ayaa sidoo kale la warinayaa inay isha ku heyso xiddiga qadka dhexe ee reer Wales

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com