Jose mourinho Waan ogahay dareenka taageraysha kadib ka bixidii ……

Tababaraha kooxda kubada cagte man united ee Jose Mourino ” Waan ogahay dareenka taageraysha kadib ka bixidii Champions League ee kooxda ,lkn Taas oo kaliya dhibtu maahan Mourino “hada booska 2aad ayaan ku jirna 18 kooxod way naga danbeyen hal koox way naga horaysa ,waa koox is dhistay sanadi la soo dhaafay si ka duwan anaga , mustaqbalka 19 kooxod ayaa naga danbayn doona hada xaalad kala guura ayaan ku jirna sanadi hore 3 Cup ayan qaadnay ,sanadkan inan Cup Ku guulaysano ayaan isku dayi doono ..kaalinta 2aad na ku dhamaysano .xaalad fiican ayan.ku jirna ayay ila tahay

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com