Jürgen Klopp ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawacyada kooxda Liverpool

Macalinka Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac yada kooxda sida Henderson, Firmino, Salah iyo Robertso:

Klopp oo saxaafada lahad laayay ayaa yiri Sadexda xaraf ee caanka ka ahaa qolka libiska isbuucaan wuxuu ahaa Kaliya waa xanuun.

Aadbey muhiim u tahay dhamaan dhalinyarada in ey barteen, horay ayaan ugu yiri taas xiddiga, Henderson wuxuu yiri, ‘kaliya waa xanuun Robbo wuxuu yiri kaliya waa xanuun, balse dhabtii waxey eheed xanuun zaid ah.
Diyaar bey u noqon doonaan Axada Bobby Firmino diyaar ma ahan axada, balse waxeynu heysanaa waqti kahor finalka Champions League taasoo ku filnaan doonto.

Mohamed Salah wuxuu umuuqday mid wanaagsan intan ku guda jirnay dabaaldega ciyaarta kadib, daacadii Maalin kahor shaley wuxuu ku ordayay banaanka sido kale wuxuu qeeb ka noqon doonaa tababarka maanta.

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people playing sports and outdoor