Juventus ayaa ku Guuleuysatay Horyaalka dalka Talyaaniga ka dibna Record Cusub oo ay dhigeen

Kooxda Juventus ayaa ku Guuleuysatay Horyaalka dalka Talyaaniga kadib markii ay bareejo 0-0 ah lagaleen kooxda Roma oo ay ku booqdeen Garoonka

Juventus ayaa Noqotey kooxdii u horeysey ee Horyaalka Talyaaniga qaada 7 mar oo xiriir ah Waana Record Cusub oo ay dhigeen.

kooxda ku soo xigey ee Napoli ayaa 2-0 kaga badisay Sampdoria Waxaase bareejada Juventus ay lagashay Roma kaga filnaantay in ay ku Guuleystaan Horyaalka markii 7 aad ee Xiriir ah.

Image result for roma vs juventus

Image result for roma vs juventus

Image result for roma vs juventus

Image result for roma vs juventus

Related image