Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska cayaartooyda Champion-ka u matalayaan

Kooxda kubada cagta ee Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska cayaartooyda Champion-ka u matalayaan.

Waxaa xusid mudan in Juan Cuadrado liiska laga reebay madaama uu mudo dheer garoomada ka maqnaan doono jilibkana qaliin looga sameeyay:

Juventus Champions League list: Szczesny, Perin, Pinsoglio; De Sciglio, Chiellini, Caceres, Pjanic, Khedira, Ronaldo, Dybala, Douglas Costa, Alex Sandro, Matuidi, Barzagli, Mandzukic, Kean, Bonucci, Cancelo, Emre Can, Rugani, Bentancur, Bernardeschi, Spinazzola.