Juventus dooneyso inay bisha Janaayo soo iibsato…………….

Kooxda kubada cagta ee  Juventus madaxdee sare  waxaa laga soo xigtay in bisha Janaayo suuqa gali doonaan  si saxiixyo muhiim ah u sameeyaan bisha january

Wargeyska Calcio Marceto ayaa qortay in Juventus  u baahan tahay daafac dhexe tayo wanaagsan madaama daafacyadeeda duqoobeen kuwooda ugu muhiimsan.

Dhanka kale Juventus  waxay u baahan tahay weeraryahan wanaagsan oo Mandzukic la tartami karo mararka qaarna Ronaldo lagu nasin karo.

Juventus  ay u baahan tahay cayaaryahan qadka dhexe tayo wanaagsan madaama Sami Khedir dhaawaciisa batay.

Hoos kaga bogo 5-cayaaryahan oo Juventus lala xariirinaayo laguna kalsoon yahay bisha January  qaar ka mid ah inay gacanta kusoo dhigi karto:

Weerarka: Alvaro Morata (Chelsea), Krzysztof Piatek (Genoa)

Image result for Alvaro Morata juve

Image result for Krzysztof Piatek (Genoa)

 

Daafaca dhexe: Matthjis de Ligt (Ajax)

Image result for Matthijs de Ligt

 

Khadka dhexe: Gaston Pereiro (PSV), Sergej Milinkovic-Savic (Lazio)

Image result for : Gaston Pereiro

Related image