Ka hore kulan maanta ee Man United iyo Liverpool David De Gea oo sameeyay……

Goolhaye David De Gea ayaa sameeyay bad baadinta ugu fiican cel celis ahaan 81% horyaalka xilli cayaareedkan, Waxaana laga dhaliyay 22-gool 116-darbadooda oo gool loo filan karo uu wajahay.

Majiro Goolhaye kale oo ku dhameystay xilli cayaareed PL-ka oo helay wax ka badan celcelis ahaan boqorkiiba bad baadinada uu sameeyay Mr save tan iyo markii uu kusoo biiray United.

Sidoo kale De Gea ayaa shabaqiisa ilaashaday 90-kulan oo Premier League-ga ah tan iyo markii uu u saftay kulankiisii ugu horeeyay Man united bishii August 2011, Kaliyah Peter Schmeicel oo 112-kulan & Van Der Sar oo 91-kulan ayaa ka badan dhanka shabaq ilaasashada ee Man United.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com